Weerar Dhiig badan ku daatay oo lagu qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos

Koox qoryo ku hubeesnaa oon heebtooda la garan ayaa xalay weerar ku qaaday goob ay ka socotay mashxarada iyo farxada xaflad aroos , waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarkan ayaan ka dhacay tuulada Cadayleey oo u dhow degaanka Buulalow oo hoostaga degmada Afgooye, waxaana raga hubeesan rasaas ku … Continue reading Weerar Dhiig badan ku daatay oo lagu qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos